Madaxda 3 Maamul goboleed oo ku wada sugan Nairobi & kulamo Siyaasadeed oo..

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa shalay wada gaaray Madaxda saddex ka mid ah dowlad goboleedyada ka jira dalka, kuwaasoo iskugu jira kuwo mucaarad ku ah DF iyo qaar jaal la ah. Wararkeenii xalay waxaa ku jirtay in magaalada nairobi uu safar aan la sii shaacin uu ku tagay madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, … Continue reading Madaxda 3 Maamul goboleed oo ku wada sugan Nairobi & kulamo Siyaasadeed oo..